Hargeysa(Xogsoornews.com):-Madaxweynihiii hore ee Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar laba todobaad qaatay kaga maqnaa dalka,ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay caasinadda Somaliland ee Hargeysa.
Soo dhawaynta Madaxweyne hore Muuse biixi oo bulshada caasimadda Hargeysa taageereyaasha xisbiga Kulmiye Xukuumadda Somaliland iyo hoggaanka xisbiga Kulmiye ba ay ka wada qayb qaateen oo lagu soo dhaweeyay ayuu Madaxweyne hore Muuse Biuxi hadal ka jeediyay soo dhawayntiisa.waxaanu sheegay in Somaliland maanta ay midaysan tahay cadawgeedana ay meel uga soo wada jeeddo.waxaa kale oo uu ka hadlay shaqaaqadii Borama ka dhacday todobaadkii hore oo uu tilmaamay In ay ahayd arrin laga wada xumaaday.haddaba halkan ka daawo.qudbadda Md Muuse Biixi.











