Friday, October 23, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Dalkii ugu horeeyay oo ku dhawaaqay aqoonsiga Somaaliland

Dalkii ugu horeeyay oo ku dhawaaqay aqoonsiga Somaaliland

0
384

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Dawladii ugu horraysay,ayaa ku dhawaaqday aqoonsiga Somaliland.

Raysal-wasaaraha dalka Sraa,iil ,ayaa si buuxda ugu dhawaaqay aqoonsiga madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland

Warka Raysal-wasaar Nataniyahu halkan ka daawo