Burco(Xogsoornews.com):Sheekh Cismaan Maxamed Ismaaciil oo ka mid ah culimada iyo qaadiyada waawayn ee Somaliland ayaa ka hadlay aqoonsiga Somaliland ee ay dawladda Israa,iil aqoonsatay waxaanu iftiimiyay in aqoonsiga Somaliland cidna aanu ku ahayn xad gudub.
Waxaanu sheekhu intaa ku daray in aanu dhib ku ahan shacabka reer Falastiin isla markaana haddaan la aqoonsan Somaliland na aanay Falastiin wax uso kordhayn.waxaanu farriin u rirau Culimada Soomaalida oo uu ka dalbaday in ay arrintaas si xaqiiqo ah u eegaan.
Haddaba Sheekh Qaaddi Cismaan oo arrintaa ka hadlaya halkan ka daawo.











