Toronto(Xogsoornews.com)-Qunsulka guud ee Osraa,iil ku leefahay magaalada Toronto ee Dalka Canada,ayaa si cad u sheegtay in dawladeeda Israa,iil ay garab taagan tahay Somaliland isla markaana ay diyaar u tahay in aygacan ka gaysato horumarinta Somaliland
Qusulka oo xaflad kala qayb gashay jaaliyada Somaliland ee Toronto ayaa iftiimisay in Somaliland iyo Israa,iil xidhiidhkoodu in uu yahay mid wayn oo jiraya.haddaba halkan ka daaw.











