Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Waddadii aad Jaamac Shabeel Marisay,ayaa adna lagu Mariyay.”Muuse Salaf

“Waddadii aad Jaamac Shabeel Marisay,ayaa adna lagu Mariyay.”Muuse Salaf

0
91

Hargeysa(Xogsoornews.co.):-Xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye,ayaa  muddeeyay qabsoomidda shirka golaha dhexe ee Xisbiga.

Muuse safal oo ka hadlayay qabsoomidda shirka golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye,ayaa sheegay iyagoo raacaya shucuurcda iyo xeer hoosaadka xisbiga isla markaana fulinaya amarka hoggaanka xisbiga in ay ku dhawaaqayaan qabsoomidda shirka golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye.waxaanu intaa ku daray in guddoomiyihii hore ee golaha dhexe ee Kulmiye in xisbiga looga saaray sidii uu isguba xisbiga uga saaray Jaamac shabeel oo muddo badan ahaa guddoomiyaha golaha dhexe ee kulmiye.haddaba warkaas oo faah faahaan halkan ka daawo.