Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Somaliland oo Dhammaystirtay Siyaasadda Dalxiiska iyo Marti-soorka

Somaliland oo Dhammaystirtay Siyaasadda Dalxiiska iyo Marti-soorka

0
108

Hargeysa(xogsoornews.com):-Xukuumadda Somaliland,ayaa dhammaystirtay siyaasadda dalxiiska iyo Marti-soorka. Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland Garyaqaan Cabdiraxmaan ayaa faah faahin ka bixiyay dhamaystirka siyaasadda Dalxiiska iyo marti-soorka oo uu sheegay in ay shaqo wayn arrintaa ka qabteen isla markaana ay dhamaystireen siyaasaddii lhirgelinaysay in dalka Somaliland. Uu ka faa,iidaysto soona jiito dalxiiseyaal kala duwan oo ka kala yimaadda caalamka oo dhan.

Somaliland oo leh aataar qadiimi ah oo taariikhonkala duwan leh isla markaana laga helay raadad taariikheed op aad u face wayn ayay siyaasadda dhammaystirka dalxiiska Somaliland u furaysaa albaab dunida ay kusoo jiidato iyo ul dhaqaale oo waxwayn ka bedeli.doonta dhaqaalaha dalka.

Hadfaba wasir Garyaqaan Cabdiraxmaan oo arrimahaa faah faahinaya halkan ka daawo.