Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Shirkadda Dahabshiil Group oo ku Guulaysatay Abaalmarin Caalami ah oo lagu Aqoonsaday...

Shirkadda Dahabshiil Group oo ku Guulaysatay Abaalmarin Caalami ah oo lagu Aqoonsaday Doorkeeda

0
170

USA(Xogsoornews.com):’ Shirkadda. Dahabshiil Group,ayaa ku guulaysatay abaal marin caalami ah oo lagu aqoonsaday doorkeeda waxqabad.

Abaalmarinta caalamiganah ee ay ku guulaysatay shirkadda Dahabshiil Group,ayay xafladeedu ka qabsoontay dalka Maraykanka.haddaba abaal marinta ay ku guulaysatay shirkadda Dahabshiil Group ee la guddoonsiiiyay halkan ka daawo.