Burco Xogsoornews.com)-: Sheekh Cismaan Maxamed oo ka mid ah cimada waawayn ee reer Somaliland isla markaana ah Qaaddi aqoon durugsan u leh axkaamta xukunka Shareecada islaamka,ayaa jawaab ka bixiyay hadalo maalmihii u dambeeyay ka soo yeedhayay wadaado Soomaaliya iyo meelo kala duwan oo kale ku sigan iyo siyaasiyiin taas oo ay kaga hadlayeen in Somaliland ay gaf samaysay ama ay dambi ku galayso safaarada ay qudus ka furanaayso.
Sheekh Cismaan ayaa sheegay in dadka sidaa u hadkaya ee Somaliland duulaanka ku ahi in aanay ka hadal dawladaha islaamka ah ee Israa,iil aqoonsan ee xidhiidhka islaashi uu ka dhexeeyo kuwaas oo uu tudaale usoo qaatay Turkiga iiyo qaar ka mid ah dalalka Islaamka.
Sheekh Cismaan ayaa ku waaniyay idadka cadawtinimada Somaliland marka shaadh nooc ah usoo xidhanaya in ay xasdka ka waantoobaan oo ay alle ka cabdadaan.haddaba hakkan ka daawo muqaalka sheekha.











