Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey 299 Goobood oo looga fadhiistay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada afraad ee...

299 Goobood oo looga fadhiistay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada afraad ee dugsiyada sare iyo 8 aad ee dugsiyada Hoose dhexe

0
117

Hargeysa(Xogsoornews.com):- 299 goobood,ayaa guud ahaan gobolada Somaliland looga fadhiistay Imtixaanaadka shahaadiga ah ee fasalada 4 aad ee dugsiyada sare iyo 8aad ee dugsiyada dhexe.