Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweynaha Somaliland oo si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee...

Madaxweynaha Somaliland oo si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee 4 aad ee sare iyo 8 aad ee dhexa

0
35

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Madacweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabidlaahi Cirro,ayaa si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka afraad ee dugsiga sare iyo 8aad ee dugsiga dhexe.Madaxweynaha Somaliland oo dugsiga Faarax oomaar ee magaalada Hargeysa ka furay Imtixaanka shahaadiga ah ayaa guul u rejeeyay guud ahaan ardayda u fadhiisatay imtixaanka shahaadiga ah.