Friday, July 10, 2026
Home Articles Caways Lounge Hotel and Restaurant,Hoyga Farxadda Qoyska iyo qofkasta

Caways Lounge Hotel and Restaurant,Hoyga Farxadda Qoyska iyo qofkasta

0
45

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Caways lounge Hotel and Restaurant waa Hotel hormuud u ah caasimadda Hargeysa ee Somaliland.waxaanu diyaar kuula yahay casuumadaha,xafladaha iyo marti sharafyada kugu wayn in aad u cugato oo ruux iyo asxaab kugu qaaliyaba aad ku casuunto.waxaa kale oo uu diyaar kuula yahay adigaa iyo qoyskaaguba in aad farxad ku wada cawaysaan.

Waxaana kuugu diyaar ah maamul iyo shaqaale u diyaarsan in ay macaamiisha raali geliyaan oo ay hufnaan sare ugu adeegaan.cawaysyada dhaqankeena suubban ku tilmaaman ee fankeena iyo heddeheena ayaad ka helaysaa habeenabada shaw yadu jiraan

 

Marwadaada cuddooniyo. Ogow caruurtuba. In la cidleeyo caqaar lagaga raagiyo cadho loola hoydo.caqligay ka dishaaye. Farxad sii caydigiyo jacaylkoo.Caways lounge.ku casuun qoyskoo.horwayn caanaheediyo cayn caynka dookhooda. cugashadooda dareeno.ku ciyaarsii Caways Lounge hote Hargeysa