Hargeysa(Xogsoornews.com):-Siyaasi Cabdilaahi Axmed Maxamed oo ka mid ah siyaasiyiinta miisaanka leh ee Somaliland isla markaana ahaa aasaasihii iyo guddoomiyihii urur siyaasadeedkii Rejo,ayaa ka hadlay hadhimo sharafeed loo sameeyay laguna maamuusay boqorka beesha magaadle oo Hargeysa ka qabsoontay. Siyaasi Cabdilaahi ayaa ka hadlay illaalinta riximka iyo sida diinteena islaamku u sifaysay in ilaalinta iyo xidhiiidhinta Riximka maalka jaaha qofka iyo sharaftuba ay ku barakawdo.
Haddaha hadal macno wayn xambaarsan oo siyaasi Cabdilaahi dahab madasha ka jeediyay halkan ka daawo











