Saturday, July 18, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Togdheer University oo ardaydii ugu badnayd safar waxbarasho iyo aqoon korodhsi ugu...

Togdheer University oo ardaydii ugu badnayd safar waxbarasho iyo aqoon korodhsi ugu dirtay dalka Itoobiya iyo Dardaarankii Madaxweynaha Jaamacadda

0
16

urco(Xogsoornews.com):-Jaamacadda Togdheer University, ayaa ardaydii ugu badnayd safar waxbarasho,aqoon korodhsi iyo dal barasho ugu dirtay dalka Itoobiya.

Munaasid lagu amba bixinayay ardayda Jaamacadda Togdheer University ee u kicitimayay ee safarka aqooneed iyo dal barasho jaamacaddu ugu dirtay,ayaa waxaa dardaaran u jeediyay maamulka gobolka iyo ka degmada Burco iyo guddoonka Jaamacadda Togdheer University,waalidiin iyo taliiyaha qaybta booliska togdheer.

Madaxweynaha Jaamacadda Togdheer University. Cabdibaasid Cabdinuur Siciid,ayaa ardayda u sheegay in ay marka koobaad ogaadaan in ay yihiin arday ahaan dad metelaya oo huwan sharafta iyo karaamada qaranka Somaliland imadka labaadna ay sitaan magaca iyo sharafta Jaamacadda iyo gobolka Togdheer,loona baahan yahayy in ay illaasjadaan sharafta qarankooda iyo  ta jaamacadooda. Waxaanu intaa ku daray in inta ay itoobiya. Joogaan looga baahan yahay in. Ay soo weeleeyaan aqoon korodhsiga loogu diray dalka >Itoobiya.

Waxaa ae oo  ardayda safarka waxbarasho ku weheliya xibno ka tirsan shaqaalaha jaamacadda