Hargeysa(Xogsoornews.com);-Alle ha u naxariiste waxaa galabta aas qaran lagu sagootiyay marxuum abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo Hargeysa ku geeriyooday
Aaska marxuumka ayay ka soo qayb galeen wasiirto ka tirsan xukuumadda Somaliland ,asxaabta qaranka madaxdhaqameed bahfa fanka iyo dad Wayne aaf u tiro badan
Marxuum abwaan Aadsn Tarabi Jaamac ayaa ka mid ahaa suugaan yahanka waawayn ee guud ahaan Soomaalida gaar ahaan reer Somaliland..alle ha u naxariistee wuxuu ka mid ahaa abwaanadii hubka u qaatay halgankii dalka lagu xoraynayay isagoo markii dib loola soo noqday madaxbanaanida Somalilad qayb wayn ka qaatay dib u dhiskii dalka iyo dib u heshiisiintii beelaha Somaliland.
Alle ha u naxariisto abwaan Aadan Tarabi.











