Saturday, July 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Sheekh Cismaan oo ka hadlay halista Maandooriyaha iyo sida ka dheeraanteeda

Sheekh Cismaan oo ka hadlay halista Maandooriyaha iyo sida ka dheeraanteeda

0
24

Burco(Xogsoornews.com): Sheekh qaaddi Cismaan Maxamed oo ka mid ah culada waawayn ee reer Somaliland,ayaa ka digay oo bulshada ka waaniyay waxyeelada maandooriyaha nooc kasta ha ahaadee.

Waxaanu xusay in Maandooriyuhu yahay jidka xumaanta loo maro hadday colaad tahay hadday fusuq tahay hadday isnac iyo kala fogaanshaha bulshada tahayba.

Waxaa kale oo uu sheekh Qaaddi Cismaan ka hadlay halista khamaarka oo uu iftiimiyay sida uu u yahay mid u daran nafta maalka iyo wada noolaanshaha ba

Waxaanu bulshada ku waaniyay in ay alle uga too bad keenaan oo ay ka dheeraadaan waxkasta oo alle ka xarrimay isla markaana ay cumaan waxa alle u xalaaleeyay.mudaadarada sheekha oo dhammaystiran halkan ka daawo.