Hargeysa(Xogsoornews.com)Dr Sheekh Siciid Maxamed Faarax oo ka mid ah culimada waawayn ee reer Somaliland ayaa ka hadlay qiimaha adduunyada iyo sida ay u tahay wax aan la iski hallayn oo laga tegayo iyo sida loogu baahan yahay qofka muslimka ahi in uu aakhiradiisa illaashado oo ahmiyadda siiyo.waxà kale oo uu iftiimiyay sida adduunyada qiimada daradeddaALLE (SW) uga hadlay iyo sida Rasuulkeenu (Scw) muslimiinta ugu dar daaray ku toosnaanta xaqa iyo u tabcashada aakhiro.
Qudbadda Dr Sheekh Siciid oo dhamaystiran halkan ka daawo¹











