Hargeysa(Xogsoornews.com):- Siyaasi Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani,ayaa sheegay in aan loo baahnayn in Madaxweynaha qaranka xaaladaha dalka ka jira in ay iskaga gudbaan wasiirradu oo ay shirarka Bulshada iyo Madaxweynuhu ku kulmi lahaayeen ay wasiiro gaar iskaga dhigaan oo ay ka soo qayb galaan.
Waxaanu xusay in loo baahan yahay in Madaxweynaha qaranku ay ahayd in uu gadhiyo po goob joog ka ahaado shirka qurba joogga Somaliland oo hargeysa ka furmay.
Hadalka wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyi gelinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani po arrimahaa ka hadlaya iyo wasirka Madaxtooyada oo jawaab kooban ka bixiyay halkan ka daawo.











