Saturday, August 8, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Dhiigga Muslimka oo la Daadiyaa waa arrin wayn oo halis ah.Siyaasi Cabdilaahi...

“Dhiigga Muslimka oo la Daadiyaa waa arrin wayn oo halis ah.Siyaasi Cabdilaahi Dahab

0
13

Ceerigaabo(Xogsoornews.com):-Siyaasi Cabdilaahi Axmed Maxamed(Cabdilaahi dahab) oo ka mid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee kasok jeeda gobolka Sanaag ayaa muddooyinkii u dambeeyay ku hawlanaa nabadaynta beelaha walaalaha ah ee gobolka Sanaag.

Waxaanu socdaalo kala duwan ku tegay siyaasi Cabdilaahi deegaano kala duwan oo gobolka Sanaag isaga oo ay weheliyaan salaadin iyo madax dhaqameed kale oo deegaanka ah.

Siyaasi Cabdilaahi,ayaa ku dheeraaday muhiimadda ay walaalnimda iyo nabad gelyadu ay leedahay,waxaa kale oo uu ka hadlay nimcada dahabka ee Rabbi buuraha ka siiyay In ay u baahan tahay ku shugri naq iyo wax ka bixonta iyo in sida ugu wanaagsan looga faa,iidaysto.

Haddaba warkaas oo muuqaal ah halkan ka daawo.