Kenya(Xogsoornews.com):-Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa qudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay wakiilada beesha caalamka ee ku sugan caasimadda Kenya ee Nairobi.
Madaxweynaha Somaliland oo maalmihii u dambeeyay socdaal shaqo ku joogay dalka Kenya ayaa kulan la qaatay madaxda beesha caalamka.
Haddaba qudbadda Madaxweynaha Somaliland oo turjuman halkan ka daawo.











