Sunday, August 9, 2026
Home Uncategorized Guddoomiye ku xigeenka Kaah Cumar-sayid oo hadhimo sharafeed ku Casuumay xubnaha golaha...

Guddoomiye ku xigeenka Kaah Cumar-sayid oo hadhimo sharafeed ku Casuumay xubnaha golaha dhexe ee kaah

0
8

Hargeysa(Xogsoornews.con) Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga mucaaridka ah ee Kaah Cumar Cabdilaahi Adan Cumar-sayid ayaa hadhimo sharadeed ku maamuusay oo u sameeyay xubnaha golaha dhexe ee Xisbiga Kaah.

Guddoomiye ku xigeen Cumar-sayid,ayaa xubnaha golaha dhexe ee xisbiga kaah ee gobolada Maroodijees,togdheer sanaag,daadmadheedh iyo gabilay u sameeyay qado sharaf.

Waxaanay ka wada hadleen ka shaqaynta danaha xisbiga iyo ta guud ee qaranka iyo sidii xubnaha golaha dhexe ed xisbiga kaah gobolada iyo degmooyinka ay ka yimaadeen ay gobolka taageerayaashiisa ugu xidhnaan lahaayeen isla markaana usoo jiidan lahaayeen taageere yaal kale.