Saturday, August 22, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Nin Iinleh oo Siro laga hayaa wax ma dhaliilo.”Cumar-sayid

“Nin Iinleh oo Siro laga hayaa wax ma dhaliilo.”Cumar-sayid

0
36

Hargeysa(Xogsoornes.com): Cumar Cabdilaahi Aadan(Cumarsayid),ayaa iska  difaacay eedo musuq maasuq oo lagu eedeeyay,waxaanu sheegay in dhammaan madaarada dalka uu soo dayray oo ay maanta yihiin hanti qaran oo uu wareejiyay.

Waxaanu cid kasta  oo eedsysa uu ku cariyay in ay soo helasn hal baloodh oo dawlad hoose faylkiisu yaallo oo uu Cumarsayid ku qoran yahay oo ka mid ah dhulkii uu masuulka ka ahaa ee madaarada .

Waxaanu caddreeyay in qof in leh oo cadaymi laga hayaa aanu wax dhaliili karin isla markaana uj imika xisbi muaacrid ah ka mid yahay oo uu xukuumadda dhaliilo.

Taas oo uu sheegay in ay caddaym u tahay sida uu nadiif uga yahay lunsiga hanti unadeed.

Waxaa kale oo uu sheegay inmasuuliyadda uu hayay uu ALLE kaga baqayay oo uu yahay qof kasoo jeeda qoys culimo.ah isla marrkaana uu qaatay dardaarankii aabbihii oo kula balamay in uu uska ilaaliyo hal dolar oo xaaraan ah

 

Haddaba  Cunarsayid guddoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee kaah oo arrimahaa ka hadlaya halka. Ka daawo.