Ceerigaabo(Xogsoornews.com): Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Raage zibraahin,ayaa wareegto ku joojiiyay in gobolka la soo geliyo qalabka dahabka lagu baadho.
Guddoomiye Raage ayaa sheegay in tallaabadaas ay u qaadeen ka hor tagga isku dhaca bulshada iyo nabadgelyo darro ka dhalan karta kusoo badashada qalabkaas
Guddoomiyaha oo ka hadlayay sababta ay u joojiyeen halkan ka daawo.











