Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Hadal jeedintii Guddoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka

Hadal jeedintii Guddoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka

0
7

Burco(Xogsoornews.com):Guddoomiyaha imtixaanaadka Qaranka Somaliland Daa,uud Axmed Faarax ayaa faah faahiyay imtixaanaadka shahaadiga ah ee maanta kagu dhawaaqay iyo sida uu dalka uga qabsoomay.

Guddoomiye Daa,uud ayaa bogaadiyay guud ahaan ardayda natiijada imtixaanka loogu dhawaaqay.