Hargeysa(Xogsoornews.com):- Xuska dhalashada Nebig SCW.ayaa maanta si wayn looga xiusay guud ahaan dalka Somaliland.munaasibadda dhalashada Nebiga SCW,ayaa .maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa,wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyi gelinta Somaliland. Sheekh Axmedyaasiin Sheekh Cali ayaanle,ayaa ku dheeraaday siirada Nebiga SCW. Isla markaana ka hadlay sugnaanta iyo saxnimada xuska dhalashada nebiga Scw.
Waxaanu sheegay in aanay is galayn jacaylka lacagta iyo adduunyo doonka iyo jacaylka Nebiga Scw.
Haddaba halkan ka daawo











