Thursday, August 27, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Ictiraafku Khatar Badan ayuu inaga Badbaadiyay.”Cabdiraxmaan Warsomaliside

“Ictiraafku Khatar Badan ayuu inaga Badbaadiyay.”Cabdiraxmaan Warsomaliside

0
6

Hargeysa(Xogsoornews.com):Cabdiraxmaan Yuusuf Xasan warsomaliside oo ka mid ah aqoonyahanka Somaliland,ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeeshay Cabdikariin xinif oo sheegay in dulkaadkii ka dhamaaday isla markaaana ay ka soo hor jeedaam aqoonsiga Somaliland.waxaanu sheegay Cabdiraxmaan war somaliside in aqoonsiga Somaliland ay ka heshay dalka Israa,iil in uu waddanka khatar badan ka badbaadiyay isla markaana ay ahayd tallaabo wayn oo uu ku guulaystay Madaxweynaha Somaliland oo u baahan garab istaag iyo taageero qaran.

Haddaba halkan ka daawo