Saturday, September 5, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweynaha Somaliland oo Maraykanka lagu soo Dhaweeyay

Madaxweynaha Somaliland oo Maraykanka lagu soo Dhaweeyay

0
28

USA(Xogsoornews.com):-Madaxweynaha Somaliland  Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi cirro,ayaa lagu soo dhaweeyay dalka Maraykanka. Madaxweynaha Somaliland iyo wefti ballaadhab oo uu hoggaaminayo,ayaa gaadhay dalka Maraykanka.

Haddaba halkan ka dzawo soo dhawaynta Madaxweynaha Somaliland.