Fadlan Dar ILLAAHAY u Soo Caawi Walaal u Baahan Taakulo Caafimaad

0
1153

 Caasha Axmed Cali waa gabadh yar oo dadeedu tahay16 jir, waxaanay mudo gaadheysa saddex sanadood la ildaran tahay xannuun ka haleelay qoorta iyo dhabarka, oo ay la kiciweyday sida ay dhakhaatiirtu sheegeen in aan dalka gudihiisa waxba lagaga qaban karin, iyada oo dalka dibadiisaloo qaado mooyaane.

Caashi waxaa ay ka dhalatay qoys danyara oo aan awoodin inay geeyaan goobaha caafimaadka ee lagula tacalilahaa xaaladeeda caafimaad ee ay dhul jiifka la tahay, waxaanay dadka muslimiinta ah ka codsaneynsaa meelkasta oo ay joogaan inay dar Illaahey u caawiyaan, islamarkaana gacan uga geystaan sidii loo geynlaha dhakhtar dibadeed oo xaaladeeda caafimaad wax ka qabtaa

Ciddii wax ku tareysaana ha ugu soo hagaajiyaan telefoonadan hoos ku qoran

0636739209 ama 0657199034

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here