Walaal ILLAAHAY  Dartii u Caawi Todobatan Jirkaa Sadexda Inan Ka Waalanyihiin ee Kaalmada Muslimnimo Kaaga Baahan

0
886

Cali Aar Cawil waa waayeel Todobaatan jir ah oo aan wax adduunyo mood iyo nool midna aanay gacanta ugu jirin isla markaana haysta sadex wiil oo uu dhalay oo ka xannuunsananaya

Waxaanu shaagay in xanuunkani hayey Wiilashiisa moddo dhan 16 Sanadood waxaanuTuuladaRaybadQaatomo uu ku hayay mudo 15 Sanadoodiyo

Halsano oo uu kuhayey Dhakhtarka Wayn ee Hargeysa iyada oo aanu kahaynin wax  is bedel caafimaad ah sannadka uu dhakhtarka  Hargeysa ku hayay.Cali Aar Cawil

 

 

 

Abbaha sadexda wiil ee muddada badan  ay ka xanuunsanayeen oo aan waxba gacanta ugu jirin,ayaa umadda Muslimka ah ee walaalhii ah ka codsaday in ay soo caawiyaan oo wixii ay awoodaan ALLE dartii ugu soo taakuleeyaan.

Haddaba iyadoo la isku keen eegayo oo aanu ALLE qofna wax u waayin RABBI marka aan isu naxariisano ayuu inoo naxariisanayaa .

Haddaba innagoo ku guda jirna maalmihii ugu khayrka badnaa ee ugu dambeeyay bisha  barakaysan ee Ramadaan ALLE dartii u caawi waayeelkaa la dhibban sadexda wiil ee uu dhalay ee ka xannuunsanaya oo ah wiilal walaaladeen ah oo buka innoogana baahan gar gaar

 

Waxaanad ugu hagaajin kartaa waxaad awooddo  Zaad iyo E Dahab oo kala ah 063-4343209 

E Dahab 065-4343209  Cali Aar Cawil

ALLE ha ku caawiyee caawi kuwan iyo inta kale ee jilicsan eed wax ku dhaantaba

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here