Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Xisbiga WADDANI Oo Go’aamo Adag Ku Dhawaaqay

Xisbiga WADDANI Oo Go’aamo Adag Ku Dhawaaqay

0
539

Hargeysa  (Xogsoornews.com):- Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Xirsi, ayaa sheegay inay xisbi ahaan cambaraynayaan go’aan Guddiga Arrimaha Guddaha ee Golaha Wakiillada Somaliland lagaga saaray Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan Gollahaasi.

 

Afhayeenka xisbiga WADDANI waxa kale oo uu ku baaqay in la ilaaliyo sharciga, islamarkaana Guddiga doorashooyinka qaranka aanu ka mid noqon Xubnin uu sheegay in aanu ogolayn sharciga u yala doorashooyinka.

 

HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH-FAAHSAN.

 

 

Xogsoornews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here