Masuulka Dedaalka Muujiyaa Ma Dambiluu ku Noqdaa Shaqada Qaranka

0
647

MASULKA DADALKA MUJIYA MA DANBIILU KU NOQDA.>wasiirki cadalada ee xilka laga qaaday dhawanta Cabdirisaaq Cali Saalax.aya aha shaqsi ku sifaysan wax qabad fiicn oo wax ku oola wuxu aha masuulka inka badan 20 tababar u qabtay Masuliyinta ciidamada asluubta iyo ciidamadooda oo an wali hore sina uga haqab bixin tababaro anshaxa la dhaqanka maxbuuska xidhan. wuxu dib uhabayn kusameyay dhamanba inta badan jeelasha gobolada dalka iyo degmoyinka mudadii gaabnayd ee ujogay xafiiska waxa amanay hayadaha calamiga ah ee xidhiidhka lasameyay oo ay kamid yihiin PAC. UNSOM HOUMANG RIGHT. WORLD FSHR. KUWASI OO KU TILMAMAY HALYAY DHANKA HORUSOC
Wuxu tababaro muhiim u ah ufuray maxbuuska ku jira jeelasha dalka kuwaso markay kaso baxan xifado ay ku shaqo tagi kara kala soo baxaya goobaha ay ku xidhnayeen wuxu hashiis la galay Hayada Ilalada xuquqda maxbuska iyo dib uhaybaynta jeelasha ee calamiga ah ee PAC. Hadaba madaxwaynaha qaranku ma dadalka wax qabadku dambi qaran uyaqaana?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here