Hambalyo Meher Wacan

0
565

Faysal Xiis Weerar Afgaab.Cali Xasan Qawdhan.Cabdiraxiin Maxamed Bulxan.Cabdi Axmed.Yaasiin Xaaji Yuusuf wadaadyare.Cabdixakiin Xasan Tansaani.Cabdiqaadir Siciid.iyo asxaab kale oo badan waxay hambalyo u dirayaan Cabdirisaaq cawil Cabdilaahi iyo Aasiya Cabdilaahi Xaamud oo meherkoodu ka qqbsoomay maanta magaalada Boosaaso.

 

Waxanay ALLE uga baryayaan in meherkooda aqal gal guri barwaaqo iyo wiil iyo caano gabadh iyo caano in ALLE ku gaadhsiiyo .

AAMIIN AAMIIN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here