Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Siyaasi Cabdiraxmaan War Somali side iyo Aqoonyahan Jaamac Cabdi wayd oo kulan...

Siyaasi Cabdiraxmaan War Somali side iyo Aqoonyahan Jaamac Cabdi wayd oo kulan nabadaynta Samaag ah la yeeshay aqoonyahan Cabdi Kuus

0
308

Ceerigaabo(Xogsoornews.com):-Siyaasi Cabdiraxmaan Yuusuf Xasan war-Soomaali side iyo aqoonyahan Jaamac Cabdi wayd oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa xarunta gobolka Sanaag ee Ceerigaabo isla markaana kulamo isda joog ah la yeelanayay qaybahala kala duwan ee bulshada kana shaqaynayay sidoi nabada gobolka Sanaag hanaqaad taam ah u koqon  lahayd bulshadii walaalaha ahayd ee kaka guurtayna isugu soo noqon lahayd,ayaa kulankoodii ugu dambeeyay maanta la yeeshay aqoonyahan Cabdi Maxamed Cabdi (Cabdi kuus)?

Kulankaas ayaa diirada lagu saaray dhibaatada colaadu ay leedahay iyo sidii looga wada shaqayn lahaa isu keenida buishada iyo wada degenaanhsihii reer Sanaag caanka ku ahayeen. Kuna soo caano maaleen.haddaba kulamkaas oo muuqaal ah halkan ka daawo.