Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir,ayaa ka hadlay muhiimadda ay caddaaladu leedahay itinerary diinta Islaamku mudnaanta u siisay Caddaaladda.
Sheekh Dirir oo ka qayb galay shirka caddaaladda Somaliland,ayaa sheegay In aanu shirarka ku badnayn balse markii la yidhi Caddaaladda ,ayaa laga hadlayaa in uu shirka sidaas ku yimi.
Haddaba halkan ka daawo sheekh Dirir oo ka hadlaya Caddaaladda ito halka diinta Islaamku dhigtay zcaddaaladda.











