Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Kulanka Rayaale iyo Muuse

Kulanka Rayaale iyo Muuse

0
339

Dubai(Xogsoornews.con):-Madaxweyne-yaashii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Muuse Biixi Cabdi,ayaa ku kulmay magaalada Dubai ee dalka isu tagga Imaaraadkaa Carabta.

Labada Madaxweyne ee hore ayaa kulankooda iska xaal waraystay guud ahaan xaaladda Somaliland.