Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweynaha Somaliland oo Joojiyay xafladda Buugga Xeer Ciise

Madaxweynaha Somaliland oo Joojiyay xafladda Buugga Xeer Ciise

0
238

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Madaxweynaha Somaliland Mdane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa sheegay in uu joojiyay uu joojiyya xafladda soo  bandhigsita buuga xeer Ciise oo sabab u noqday rabshado ka dhacay gobolka Awdal oo dhimasho iyo dhaawax keenay.

Haddaba halkan ka daawo hadalka Madaxweyne cirro.