Hargeysa(Xogsoornews.com)-Maamulaha Guud ee Dahabshiil Group, Abdirashid Duale, ayaa Hargeysa kula kulmay wefdi ka socda Mareykan oo uu hoggaaminayo Gen. Dagvin R. M. Anderson, kuwaas oo ay ka mid yihiin Mr. Davis iyo Mr. Younger.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray nabadda, ganacsiga iyo horumar waara oo ka hirgala Geeska Afrika.
Maamulaha guud ee shirkadda Dahabshiil Group Cabdirashiid Dahabshiil,ayaa sheegay in iskaashigu leeyahay wada jirka bulshada iyo wax is dhaafisga.












