Hargeysa(Xogsoornews.con):-Madaxweybaha jamhuuriyadda Somaliland ,Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa xeer Madaxweyne ku magacaabay gudiyada xil wareejinta iyo hubinta daymaha.
Gudiyda Madaxweynaha Somaliland xeerka ku magacaabay ayay shaqadoodu tahay xil u kala wareejinta masuuliyiinta dawladda dhexe dawlada hoose iyo coidamada,iayadoo saddex guddo loo kala magacaabay.waxaa kale oo ka mid ah shaqada gudiyadan hubinta day maha magaca qaranka lagu gallay sugnaantoosa.haddaba haljan ka daawo magacaabista gudiyada xeerka Madaxweyne lagu magacaabay











