Hargeysa(Xogsoornews.com):-Xubno ka mid ah golaha wasiirada Somaliland,ayaa bulshada Somaliland kala qayb galay isu soo baxyada lagu soo dhawaynayo munaasibadda xuska maalinta qaran ee Somaliland ee 18 May.
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ayaa iftiimiyay labada iidood ee isugu soo beegmay Somaliland.
Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.











