Hargeysa(Xogsoornews.com):Xisbiga mucaaridka ah ee Kaah,ayaa ka soo hor jeestay safaaradda Somaliland ee Israa iil ee laga furay Qudus.
Xisbiga akaah waxaa uu sheegay in aanu narnaba diidanayn in Somaliland aqoonsi caalamiya hesho,taas oo uu tilmaamay in waxa ugu wayn ee Somaliland ay baahida u qabto ee ay raadinaysa in uu yahay aqoonsi caalami ah soona dhawaynayaan.balse waxaa uu ksoo hor jeestay in safaaradda Somaliland ee dalka Israa,iil in laga furo Qudus.Guddoomiyaha Xisbiga Kaah Maxamuud Xaashi Cabdi oo maanta kulan warbaahineed qabtay oo arrimahaa iyo qodobo kale ka hadlay halkan ka daawo.











