Friday, October 23, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Agaasimaha guud ee Baanka Dhexe oo soo kormeeray dhismaha Baanka ee Salaxlay

Agaasimaha guud ee Baanka Dhexe oo soo kormeeray dhismaha Baanka ee Salaxlay

0
131

 

Salaxlay(xogsoornews.com):-Agaasimaha guud ee baanka dhexe ee Somaliland Yaasiin Jaamac Axmed,ayaa soo kormeeray dhismaha Xarunta baanka ee degmada Salaxlay oo dhismaheedu socdo.

Agaasimaha guud,ayaa qayb qayb isu dul taagay dhismaha baanka degmada Salaxlay oo dhismihiisu socdo waxaanu war bixino ka dhegaystay shirkada dhismaha gacanta ku haysa.

Agaasime yaasiin,ayaa sheegay in sidii loogu talo galay isla markaana la filayo in uu inta sannadkan ka hadhay uu ku dhammaado.

haddaba halkan ka daawo kormeerka agaasimaha guud ee baanka dhexe Yaasiin jaamac Axmed kormeerka uu ku tegay dhismaha baanka degmads Salaxlay